Wakiilka QM ee Somalia oo ka digay hanaanka ay ka socoto doorashada Jubbaland

Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa digniin ka soo saaray qaabka ay ku socdaan geeddi socodka doorashooyinka Jubbaland. Qoraal uu James Swan u diray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in haddii aan la qaadin tallaabooyinka ay codsatay beesha caalamka aysan taageeri doonin natiijada doorashada Jubbaland. “Haddii Guddiga doorashadu aysan wax … Continue reading Wakiilka QM ee Somalia oo ka digay hanaanka ay ka socoto doorashada Jubbaland